America

America 歌词

年份2009
时长4:46
原文语言EO
浏览量3.5K
歌词坐标

原文歌词

EO
暂时没有翻译,当前显示原文歌词。
18
gabar yaroo subhaano maro shabeelo hirato maro qafiifa huwato maga'aaga ii sheeg magaeygu waa sharaf sharaf haaji weeyan aqalada hariirta dhina baan ka jooga alla ya u sheega tinta u shanleeya nahoy zamzamey sabaah nuurey adoo kin kin iyo kaluun badaneey adoo hajka jira xasuus badaneey sahiibtaa asho ashaq baa dilay ugu dambeyntiina aniyo geeluba wa u banaanbahnay (chorus) wanagii orodnee nabad barinee mareykan waa laga soo waayay(3x)