歌词坐标
SO原文歌词
暂时没有翻译,当前显示原文歌词。
Haddaan gabban waayo hadhwalba
Haddii aan gabban waayo hadhwalba
Kalgacaylkan goobo
Haddaan gabban waayo habeenkii
Haddii aan gami waayo habeenkii
Galgashoo aanan seexan
Sidii, sidii galawgii dhawaaqoo
Sidii, sidii galawgii dhawaaqoo
Ha i gawdhine, ha i gawdhine ii garaab
Ha i gawdhine, ha i gawdhine ii garaab
Sidii, sidii galawgii dhawaaqoo
Sidii, sidii galawgii dhawaaqoo
Ha i gawdhine, ha i gawdhine, ii garaab
Ha i gawdhine, ha i gawdhine, ii garaab
Jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee
Jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee
Aan soo godlee gorofka keen
Aan soo godlee gorofka keen
Jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee
Jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee
Aan soo godlee gorofka keen
Aan soo godlee gorofka keen
Haddaan gabban waayo hadhwalba
Haddii aan gabban waayo hadhwalba
Kalgacaylkan goobo
Haddaan gabban waayo hadhwalba
Haddii aan gabban waayo hadhwalba
Kalgacaylkan goobo
Si aan, si aan galbis ugu samaynoo
Si aan, si aan galbis ugu samaynoo
Ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo
Ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo
Si aan, si aan galbis ugu samaynoo
Si aan, si aan galbis ugu samaynoo
Ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo
Ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo
Aan soo godlee gorofka keen, keen
Aan soo godlee gorofka keen
Aan soo godlee gorofka keen, keen
Aan soo godlee gorofka keen
Aan soo godlee gorofka keen, keen
Aan soo godlee gorofka keen