Isii Nafta

Isii Nafta 歌詞

ジャンルWorld Music
時間4:10
原文言語アラビア語
閲覧数4.9K
歌詞座標

原文歌詞

AR
翻訳はまだありません。原文を表示しています。
18
Isii Naftaan arkooday Arko oo damacaa eryaaya Uur-ba jaceel aan huraynee Ha aadin dheh meel kaleeto Isii Naftaan arkooday Arko oo damacaa eryaaya Uur-ba jaceel aan huraynee Ha aadin dheh meel kaleeto Jaceylka ku aamin laabta Qalbiga ku abuur dareenka Ubaxa aan beeray maanta Ha aasine adigu muuji Jaceylka ku aamin laabta Qalbiga ku abuur dareenka Ubaxa aan beeray maanta Ha aasine adigu muuji Ogsoonoo inaan ku kujeclahay And I love you more than my life And I hibak yaa habibi Nakupenda mimi saba Waa u jeedada caashaqayga Ogsoonoo inaan ku kujeclahay And I love you more than my life And I hibak yaa habibi Nakupenda mimi saba Waa u jeedada caashaqayga Adkeey balamaha dhaxdeena markaan erayada jacaylka Amaan tiriyoo ku heeso Abaal [?] haay Adkeey balamaha dhaxdeena markaan erayada jacaylka Amaan tiriyoo ku heeso Abaal [?] haay Hogaan arimadu ku raagtay Indhahaan kaligaa ku fiirsha Naftayda u ooman agtaada La taag aqal yee ildhoobin Hogaan arimadu ku raagtay Indhahaan kaligaa ku fiirsha Naftayda u ooman agtaada La taag aqal yee ildhoobin Ogsoonoo inaan ku kujeclahay And I love you more than my life And I hibak yaa habibi Nakupenda mimi saba Waa u jeedada caashaqayga Ogsoonoo inaan ku kujeclahay And I love you more than my life And I hibak yaa habibi Nakupenda mimi saba Waa u jeedada caashaqayga Ogsoonoo inaan ku kujeclahay And I love you more than my life And I hibak yaa habibi Nakupenda mimi saba Waa u jeedada caashaqayga Ogsoonoo inaan ku kujeclahay And I love you more than my life And I hibak yaa habibi Nakupenda mimi saba Waa u jeedada caashaqayga